SIDEE U DHACDAY TOOGASHADA SADEX WIIL OO WALAALO SOOMAALI AH

192tn visningar59

    LABO WALAALIHIIS AH AYUU TOOGTAY ISAGANA YAA TOOGTAY WAREYSIGA KA BOGO

    Publicerades den 5 dagar sedan

    Kommentarer

    1. Umima Umima

      Allah haunaxaristo

    2. Ruun Sakow

      Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto

    3. Naj Imran

      Sheekhow wiilkaba waxaa lee dahay waxaan u malayn in uu drags uu isticmaali jirey ee maxaa uga gaabsatey odayga wiilasha uu diley dhalay ee ilmaha yar uu adeerka u yahay kufsadey??? Wlhi eedada in uu dilo ayey ahayd lknse aabaha u shageeyey wiilashaas masakinta ah!! Alle naartii jaxiimo haku fageeyee

    4. Samil YAre media chanel

      Asc asxaabta kuxeran #janaalkaan🙏waxan idinkacodsanayaa in aad igaarsiisaan 10k subscribe weliba allihii na awuurtey dartiis👏dembigaaga iyo dembiga waaladiintaada allah dhaafo🤲

    5. Japka Gamer

      إنا لله وإنا إليه راجعون

    6. bouytt guyt

      أنا لله وإنا إليه راجعون اللهمأجرني في مصيبتي وأخلفنا خيرا منها 😢😢😢😢😢😢🤲🤲

    7. Faafinta Khayrka

      😭😭😭

    8. Ahmad Hassan

      Allah yar ham

      1. bouytt guyt

        😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

    9. Almaas Maxmad

      اناللہ وانا الیہ را جعون

      1. bouytt guyt

        Shiikhu been badanaa

    10. Faadumo Sheekh

      Xasbuna laaha

      1. bouytt guyt

        Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

    11. Qadi 763

      الشيخ لم يقل الحقيقة ومن السبب في ‏هذه المأساة. عم القاتل اغتصب ابنت اخوه المتوفي وعندما علمت الام بذالك بلغت رجال المسجد الذين بدورهم بلغوا العم المغتصب الذي قام بقتل الام وساعدوه اهله ليهرب ويعودالى الصومال. القاتل راى امه تقتل واخته تغتصب من قبل عمه ؟ والاصعب انهم قاموا بحمايه ومساعدة العم من الهرب من العدالة. الله ينتقم من كل من شارك في هذا الظلم . والله للموتى.

    12. حوا الصومالي

      😭😭😭😭😭😭

    13. Sagal Mohamed

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    14. AFRAH CHANNEL

      Arinta Ninka wadad u ekaha aha ee dilay xaaskisa kufsaday gabdh u aderka u aha Taas wad ka gaabsaneysa so ma aha Wiilka Hooyadis ladilay arinkisa wad ka hadlesay wa yaab wlh

    15. Shukri Cabdalla

      Allah unaxariisto

    16. seynab m.cigaal Eyl

      Asc

    17. caynanshe caynanshe

      waxaa kadambeyay galada aan horomarka uogalayn islamka walalkodna baa losoo adegsaday

    18. Ilhaan F

      Subxanallaah!

    19. Dajis Tech

      ALLOOW unaxariiso lawadaas wiil

    20. Abdirizaq Ahmed

      انا لله وانا اليه راجعون الا يرحمه😢😢

    21. Abdisalan mahamed

      subxanallah illahay naxaristi jano haka warabiyo wiilasha waa Arin murugteda wadata walalki dile silac bu udhinta gacan wll illahay inaguma sababo Amiiin 🤲🏻🌙😢😭

    22. Suleqa Ahmed

      Shiikhu been badanaa

    23. Fatima Muse

      😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

    24. Abdikarim Ismail

      Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

    25. Moha Abdi

      Ina kagaabsada jeclahay kuma lohoo Sheekhoow hooyadana cabtooy waaye Sheeg wixii jira Munaafaqad ba kudhashaye Walalkusheega hooyadi lama dilin miya shuuba ku dhashay sheekh mustafoow siil ka hooyada ba cadaalad kasugayna miya

    26. Moha Abdi

      War aniga xata mid adeer fursad hada. Kuheli lahaa wa kujana tagi lahaa wallahi wiilkaas hooyadii ba hortisa lagu dilay walaashiis ba la kufsaday isaga Hadaan ahaan lahaa macal eedada kudari lahaa

    27. wad al bari

      Sheikhu been badaanaa wiilku cuqdad baa kujirtay oo u dilay ciyaalka muxuu ugu dhigayaa nin cadaana oo diin nacayb ahaan udilay...... Haday naf leeyihii wiiilkaas bay u caqli celin lahaayeen

    28. Malika Abdu

      Malaha depressed bu ahaa subhanllah

    29. Fadumo Mohamud

      Wiilka wax dilay wuu xanuunsaday ee yaan lagaaleeyn hadaad dad muslim ah thn

    30. fc wiriq club

      Allah u naxaristo dhamantood

    31. fc wiriq club

      Sheekha maxaa ka khaldan قيل وقال buu noola yimid

    32. Yusuf Haji

      Subxaanalaah waa arin naxdin leh. Mucjiso ayaa ku habsatay reerkaas.

    33. awo elmi

      Subaxaallah ya Allah Swt 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲 May Allah Swt give them Jannah

    34. kolim jone

      Alla ha unaxariisto waa bil ramadane rabbow janada guri uga yeel😭😭

    35. Malika Nour

      Subxanallah inalilahi wainaa illeyhi rajicuun

    36. Ilhan Isha

      Walaala muslimiin waa idintuga waa 10ka dambe ee ramadaanka plz aan uwada duceeyno family gan qasatan wiilkan yar ee 20jirka wlhi yaa og inee isku yaacay oo qof waaniso uu waayay 🥺🥺plz igula dara ducada marka afurtaan family gan /wiilka 20jirka🥺🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Subxanallah

    37. Shana Olli

      Runta sheega Wiilasha yar iyo kan weyn waa iska hooyo kies yaryar aabahood baa dilay hooyadood 25 jirja walashiis waxa kufsaday adeerka dhalaywiilasha yaryar. Eedada ayadaa walalkeed wadanka ka dhoofisay wiilka 25 jirka hooyadii oo la dilay iyo walshiis lakufsaday baa u sabab noqotay. Inalillah wa ina ilaheey rajucuun waa masiibo Aad u weyn. Somali runta maba sheegaan

      1. kolim jone

        🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

    38. Big bro Officially

      Allaha u naxariisto dhamaantooda

    39. Abdi Farah

      Waa geeri nahdinleh alaha u naxariisto Walaalaha somalida ee isticmaala soo shalmediha waxaa ka codsanaayaa Sida sh. Mustafa ugaabsaday arimaha qaar in aad uga gaabsataan kuna ekaano in aan u ducayno. Si aysay dhacdadan oo kale dad ay soo martay dhiirigalin ugu noqon

    40. Maria Online

      Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭

    41. Amar Challenger

      Citizens Must Protest Against the Thieves, corruption, propagandist Hassan Sheikh Mohamud Hassan Ali Khayre Abdirahman abdi Shakur Sheikh Sharif Ahmed Madoobe Sa iid Dani

    42. Noor Noor Adan Abdi

      ina lilahi wa ina ilahey rajacun ilaho janadada ku awal gud labada marxun

    43. Hibo Ahmed

      Alaha ha u naxaristo wilashaa shahiday janadaa laha hanagu gulansiyo amin dhaahaa somaliyey

    44. Asali Bashir

      Ale ha uu naxaristo ax xanun badan 😭😢😥😥😢 walalo isa dilay

    45. Naag nool iska dhiig abaayo

      Subxanallah Allah ya raxma Amiin

    46. Niciima Hussein

      Xasbinalahu wanicma wakiil inaalilaahu wainaa ilayhi raajucuun ilaahaw unaxriiso wiilashaa 😭😭😭😭

    47. Anfar Mohammad

      😭😭

    48. Mousse Yacoub

      إنا لله وإنا إليه راجعون

    49. Sacdio Mohamed

      Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raa jicuun

    50. Najma Siciid

      Qof walba sidu rabbi uqoray ayuu ku dhimanayaa ee Allah unaxariisto dhamantood 🥺

    51. Eglan Dheyman

      😭😭😭xanuun badanaaa ilaahow unaxariisto

    52. Sirad Ali

      🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

    53. Rahma Maxamed

      Niallhi.wanailehi.raajacun

    54. Mohamed Abdi

      Qader Allah ayaa dhacay. Samir iyo iiman ALLAH haka siiyo cidda dhibtu gaadhay. Waxa cad in wiilka dhibta marka hore geystay ahaa nin caafimaadkisu ka lumay oo jirran si xooggan.

    55. njm elmi

      Inalilah wa ina ilahey rajacun allaha u naxaristo

    56. Suleeqa Ahmed Husein

      Allha ha unaxariisto jaanada fardawso hakawarabiyo

    57. DEQO GUREY

      Inallaih waina lilalhi kaa rajicum allow u naxariso willal aad u fican waaye wana isla daganahay

    58. سميه اسماعيل

      الله يرحمهم ويغفرلهم waa musiibo waa qaracan

    59. سميه اسماعيل

      انا لله وانا اليه راجعونwaa Geri murug badan

    60. abdi Holland_ solo

      Ciyaalka isku aabo ayay ahayeyn wiilka wax dilay hooyada waxa hore udilay aabo hiis cunuga cuqdad uu abihii uu u qabay darteyd ayuu walalhis u dilay subxanaAllh

    61. Mo FayZ

      Ilaahay ha u wada naxariisto aamiin 😭😢 war aad u naxdin badan weeye

    62. Amin Gele

      Allaha unaxariisto wiilasha xufaada Ah

    63. Arme S

      Inaa lilahi wa inaa ilahay rajuciin. Illahay ha unaxariisto wiilashaan yar yar ee quraan hafidka ah. Edadoodna samar iyo imaan Illahay haka siiyo.

    64. muktar Shugri

      Waa Geeri Aad Umurug Badan Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Labada Will Ehalkii & Umada Somali Samir & Iimaan Hakasiiyo...

    65. cadnan joker

      Subbxanallah 😭😭

    66. Badri Mahamud

      😭😭😭😭allowa u naxriso

    67. Asma Ibrahim

      Subaxanalaa 😭😭😭😭😭😭

    68. Grwy Haha

      asc

    69. Xoriyo Noor

      May Allah have mercy on Hanad's soul. The trauma of having your mother killed by your uncle, the same uncle that abused your sister must have been unbearable. A whole family wiped out by the actions of the evil uncle. I heard that he escaped to Somalia after killing his wife too. May Allah have mercy on the souls of the mother and sons and may He protect the daughter. Shame on this iman for being so callous about the trauma suffered by Hanad.

      1. Showtimecontrols

        Su aasha meesha taala waxaa weeyaan. Yaa la aaminaa hadii iimaankii misaajidku arinka Qarxinayo.... From now the question is who can’t we trust if that Iman not tell the true about what happened.

    70. علي عبدالله

      إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويتقل جنه

    71. jama jijo

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    72. GoMeyre

      inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun waa musiibo qoys is laayay

    73. RED GAMER

      Waxanuun

    74. Sami Yusuf

      Miskiinka wuu xanuunsanaa wax caawiyana mahelin. Hooyadiis baa lagu hordilay walaashiis baa adeerkiis oo hooyadiis qabay kufsaday ninkii waxaas oo dhiba ugeystay reerka na waa laga saaray American oo somalia ayaa loo dhuumiyay. Allah haunaxariisto 3 doodaba..igadaa somalida American joogta warkooda xaasidiinta. Hooyadiis iskama dhimanin ee wixii dhacay sheeg oo Allah kabaq sheekhoow

    75. Delusion of Grandeur

      They call this man an imam? 😲😲 what an ignorant man. Kulahaa “drugs bu isticmaali jiray”. He knows nothing about historical trauma. He knows nothing about PTSD! He never asked himself “Hanad (the killer) saw his mom murdered. He knew his stepdad sexually abused his sister. Maybe this led to his mental instability “. Waxanoo kale ba Sheikh isku sheegaya.

      1. Delusion of Grandeur

        @فوزي معلم “he didn’t bad mouthed him “ when he’s calling him a druggy? No one instance did he show any compassion to Hanad. He never placed blame on the man who started all. He was also ashamed of speaking about the root cause of this family’s tragedy. Something the community outa stop hiding it. Sexual abuse cannot be hidden. It must come to the forefront. It must be discussed.

      2. فوزي معلم

        The sheikh spoke with the truth, reporting what he witnessed and of course he is the imam and knows congregation. He didn’t bad mouth him and admitted that he had mental problem after his mother’s death. Wadaatada ha ku deg degin.

    76. zaaan c

      MUSIIBO INTAY KA MAQAN TAHAY GURI KALE AYEEY KU JIRTA WAA 10 DANBE RAMADAAN MUSIIBOOYINKA ALLAH NAGA BADBAADIYO GAFKEENA IYO GEERIDEENA ALLAHA MA KULMIYO AAMIIINTA KU DARRA

    77. Nimco Xasan

      allah haa un axarisdo 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

    78. Nimco Xasan

      Axxxxx

    79. Gamaal Faandhe

      alle haww naxariiisto aaamiin

    80. Yasmiin Hassan

      Allah unaxaristo may Allah grant them higher Jannah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    81. Amina maye

      Xanuun badnaa

    82. Amina maye

      لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله واتوب اليه

    83. Nimo hana

      😭😭😭😭😭😭 ilaahow unaxariso labada wiil

    84. Amina maye

      إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله

    85. dul_fadhi mediaTM

      Mar walbo oo aan sawirkooda arko ilin baa igu soo istaakta xiligaan aan wax qoraayo waan ilimeynayaa wax kalana uma ilimeynaayo kaliya waxay tahy I waxaan dareemayaa xaga alle booska ay ka dageen ee aadka u wanaagsan hadaad maqasho ehelu jano waa wiilashAs yaarabi adigaa ku cilimi badan waxa aduunkaan ka dhexdhacaayo habeen iyo maalin 😫😫😫😓😪😭😭😭😭😭

    86. HAWIYE LIBERATION FRONT LEEGOO

      inaa lilahi wa inaa leyhin rajicun Allah unaxariisto

    87. Deeqa Dagan

      Ax Allah unaxristo jandul fardawsa Allah ka warabiyo waaa geeri xanun badan 😭😭😭😭

    88. Fatuma Hassan

      Alahow u raxmo allah xanunbad naa yaa allah

    89. Faisa Ahmed

      Allah unaxaristo

    90. Joulaitt Ahmadu

      SubxanaAllah

    91. Joulaitt Ahmadu

      Inaalillaah waina ilehi raajicuun

    92. Raxma Qalinle

      Subxanalaah ilaahayow masiibooyinka aduunka iyo ta akhiraba Naga nabad Gali ilaahay naxariistii jano haka warabiyo wiilasha😭😭😭

    93. hothan deeqzan

      Allah ha unaxariisto aamiin yarabi

    94. mohmett Cr7

      Alle ha unaxriisto iyaga iyo muslim oo dhan aamin yaa rabi

    95. Liban Mohammed Amin

      Ilaahey ha u naxariisto labada wiil ee xufaada ahaa, Janadiisana ilaahey haka waraabiyo.

    96. Deeqo Ahmed

      allAaaaah u naxariisto

    97. Sadia Isse

      Inaalilaahi wanaa ileyhi raajicuun inaalilaahi wanaa ileyhi raajicuun

    98. Sagal Ismail

      Allah yarxamu waankaxumahay 😭😭 waa wallo ilahay ha unaxariisto

    99. Shariif cabdi Shariif cabdi

      Shariif Cabdi