• 30
  • 31 746 941

Kommentarer

  1. Maria Karlsson

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  2. Maria Karlsson

    💞

  3. Maria Karlsson

    👍

  4. Maria Karlsson

    💯

  5. Maria Karlsson

    Aamin yaarabi kuligeena

  6. Umima Umima

    Allah haunaxaristo

  7. Omar Sollas Official

    Kalmaday tidhaaho wuuu yidhi wlhi wxd moodaa inuu isagii hada hadlayo Inan Gumeed Inan Gumeed Dhalay Samaroon Wxn leeyahay Ninkaa Gabadha Magteedii Ka Qaaaada...!!!

  8. Mo Deep

    Naa u got busted nayaa come out with better Thant that .

  9. Ismail Husien Ali Ruicosta

    eat walking aan aqaana

  10. Sacdio Mohamed

    Aaamìiiiiiiin yaarabi

  11. yacquub saciid

    Nasiib xumaa Ugeysay xaqiiqadii in uu ku helay adiga hadan uu ku dayacay.😥😥😥

  12. Samiiro Jaamac

    Lkn madan carur laheen lacagta maa ayaga meel udhigto intaa sinatra isaga

  13. Faadumo Kutub

    Ruun mashaa allaah illaah hakuxiifdiyo

  14. Yusra Ahmed

    Macsokooor adiga isyeeshi intaan dhulka lagugujido

  15. Aamina Ismail

    Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha

  16. Ruun Sakow

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto

  17. Purple Rose

    nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto

  18. Yuu Yusuf

    My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah

  19. Sahra Salad

    Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada

  20. Naj Imran

    Sheekhow wiilkaba waxaa lee dahay waxaan u malayn in uu drags uu isticmaali jirey ee maxaa uga gaabsatey odayga wiilasha uu diley dhalay ee ilmaha yar uu adeerka u yahay kufsadey??? Wlhi eedada in uu dilo ayey ahayd lknse aabaha u shageeyey wiilashaas masakinta ah!! Alle naartii jaxiimo haku fageeyee

  21. Sahra Salad

    Thanks. SiS😍🙏👍

  22. Yuu Yusuf

    Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli

  23. Nasra Ismail

    Aallaahum aaamiin yaaa allaah

  24. NaimaNora Beauty

    Mashaa Allah very strong woman

  25. Hamda Nuur

    waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan

  26. Muqtaar Macalin

    Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay

  27. Waaberi Qaasim Hilowle

    Sc habaryar alxmdlilaah aad baan ugu farxay aragtidaada aad baan kaaga kurbeysnaa waayo aqbaartaadii baan waayay salan sare habo ilaahayna ha unaxariisto habaryar faadumo cali nakruuma kitaabkeeda midigta alaha ka siiyo

  28. Maryam Sultan

    Hada maxaa me3sha yaala oo la jecladaa walaalshay waxkasta waa qadar laakiise quruxdaadi baad bahdishay rag hadu ka haro xitaaa lixdan jir bn isu quurteen xabiibti

  29. bocoy noiu

    Safiya tusmo walaalo waa bil ramadaan ee illahay dhibta ha kaa dhex saaro

  30. Hibo Ahmed

    M.alah allow codkaga ku barakey my sister fartun

  31. Luul Xuseen

    daacadnimadu ha kuu hiiliso

  32. Maryan Omar

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  33. abdirahman official

    Safiyo tusmo hooyo wanaagsan ineey tahay inta igu raacsan isa soo muujiya likta 🤞

  34. opzz xsin

    I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  35. NaimaNora Beauty

    SubhanAllah 😭😭😭

  36. NaimaNora Beauty

    SubhanAllah

  37. Abdel Faud

    Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪

  38. Abdel Faud

    Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso

  39. Abdel Faud

    Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA

  40. Samil YAre media chanel

    Asc asxaabta kuxeran #janaalkaan🙏waxan idinkacodsanayaa in aad igaarsiisaan 10k subscribe weliba allihii na awuurtey dartiis👏dembigaaga iyo dembiga waaladiintaada allah dhaafo🤲

  41. Maamo Qaali

    Man fahmin weli

  42. Japka Gamer

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  43. NAciima Maxamed

    Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭

  44. Aamiin Cabdullahi

    Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey

  45. Aamiin Cabdullahi

    Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa

  46. Aisha Ali

    Mansha allah cud allah ku dayo

  47. Abdisamed Ahmed

    amin amin amin amin ya rabi

  48. Abdisamed Ahmed

    waa runta

  49. Aisha Maxamed

    Asc

  50. Yasmin Macmacaan

    Ilahey hana asturo

  51. bouytt guyt

    Safiya Tusmo sister don’t worry we ❤️❤️❤️❤️❤️❤️you 🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  52. Nwlali Official Channel

    Inta dulmiga neceb Allah dartiis subscribe iigu Saar mahadsanidin❤️💐🙏

  53. Ikraan Hibo

    Mashallah 🌹🌹💋💋💋❤🤨

  54. Nimco Nalka

    Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay

  55. bouytt guyt

    أنا لله وإنا إليه راجعون اللهمأجرني في مصيبتي وأخلفنا خيرا منها 😢😢😢😢😢😢🤲🤲

  56. Sayid Jaamac

    Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa

  57. liban Ahmed

    Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.

  58. Faafinta Khayrka

    😭😭😭

  59. drs samiira abdi

    Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew

  60. Safiya Lowra

    Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah

  61. Anzal Qurux

    😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed

  62. Khadija Jumale

    Masha Allah afkaaga caano lagu qabay

  63. Faaiza Queen Boorama

    Ducadaa habaar bay ku noqotay oo abdicajiinbay la kulantay😭😭

  64. fartun Ahmed

    Msha alah tabarakalah alow fartun codka ubarakeyey

  65. Mouhamed Dayib

    Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow

  66. It's Ebyeena

    Heestan 😭

  67. Abdalla Nasir Omar

    wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee

  68. اميره محمد

    Bal maxay uga qaday sawirka gabadha nagtu wa dhiilo wiliba dharki bay shegaysa ug siil tuusa

  69. Fatxiya Farah

    Masha allah safiya tusmo mamo sharaf leh gobey liico ha jabin

  70. Charming nowhere to hide

    عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا

  71. Nasri Magan

    Masha Allah Alle hakaa aqbalo ducada buraanbukaada soomaaliya u tirisay dhambaal run iyo waano aykabuuxdo ducadana Udheertahay Hogaan wanaagsan Rabigeen ha oogu dhiibo

  72. BIG BRO OFFICIAL

    Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allah ha kugu🤲 casuumo🤲10k oo 🙏subscribed👈igu cawiya🤲 codsi🤲waye walaalahey Plz

  73. khadra mohamed

    💋💕💋💕♥️💝

  74. khadra mohamed

    Ilove you safiya tusmo boqorod hawen jiro waliga hajabin

  75. Sacid osam

    maahmaah ayaa oraneysa. maroodiga takarta kutaagan ma arkee takaluu arkaa. bal adna kkkkkkkkkkk

  76. Caasha Cali

    Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh

  77. Maymun sheikh Yussuf

    Maasha allaah afkaaga cano iyo malab

  78. Munira Ahmed

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋💋😇😇😇😇💯✅✅✅✅

  79. Ahmad Hassan

    Allah yar ham

    1. bouytt guyt

      😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  80. Xaawo Abuukar

    Inta ila daawaneysa 2021da liketa dhac igu siiya